I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


258) Talking about Shopping - Buying Electrical Goods

Shopkeeper: Good morning, can I help you? (English)
Dukaanle: Subax wanaagsan, ma ku caawin karaa? (Somali)
Customer: I hope so. I'm looking for a television. (English)
Macmiil: Haa, waxaan rabaa muuq-baahiye. (Somali)
Shopkeeper: The Toshiba TV5 is on special offer this week. (English)
Dukaanle: Toshiiba TV5 ayaa socda toddobaadkan. (Somali)
Customer: How much is it? (English)
Macmiil: Waa immisa? (Somali)
Shopkeeper: Only $299.95. (English)
Dukaanle: Waa 299.95 Dollar oo kaliya. (Somali)
Customer: It's a little expensive. Do you have a cheaper one? (English)
Macmiil: Waa yara qaali. Ma haysaa mid ka raqiisan? (Somali)
Shopkeeper: Yes. This one's only $150. (English)
Dukaanle: Haa. Midkani waa 150 Dollar oo kaliya. (Somali)
Customer: What make is it? (English)
Macmiil: Ayaa sameeyay? (Somali)
Shopkeeper: It's a Panasonic. (English)
Dukaanle: Waxaa sameeyay Panasonic. (Somali)
Customer: I like it, but it's still a little too expensive. Is there any chance of a discount? (English)
Macmiil: Waan jeclahay, laakiin wali waa yara qaali. Ma jirtaa wax qiimo dhimis ah? (Somali)
Shopkeeper: Hmmmmm, OK, we can do it for $140. (English)
Dukaanle: Hagaag, waxaan kaa siinayaa 140 Dollar. (Somali)
Customer: Great, I'll take it. Do you accept credit cards? (English)
Macmiil: Waa hagaag. Waan qaadanayaa ee ma isticmaashaa kaar bangi. (Somali)
Shopkeeper: Yes we do. (English)
Dukaanle: Haa, waan isticmaalaa. (Somali)