I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


160) Teach - Verb Form in Present Tense - Affirmative Form

I teach. (English)
Anigu waan baraa. (Somali)
We teach. (English)
Innagu waan barnaa. (Somali)
You (m) teach. (English)
Adigu waad bartaa. (Somali)
You (f) teach. (English)
Adigu waad bartaa. (Somali)
She teaches. (English)
Iyadu way bartaa. (Somali)
You (pl) teach. (English)
Idinku waad bartaan. (Somali)
He teaches. (English)
Isagu wuu baraa. (Somali)
They teach. (English)
Iyagu way baraan. (Somali)