I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


207) Pay - Verb Form in Past Continuous - Negative Form

I was not paying. (English)
Anigu maan bixinayn. (Somali)
We were not paying. (English)
Innagu maynaan bixinayn. (Somali)
You (m) were not paying. (English)
Adigu maad bixinayn. (Somali)
You (f) were not paying. (English)
Adigu maad bixinayn. (Somali)
She was not paying. (English)
Iyadu may bixinayn. (Somali)
You (pl) were not paying. (English)
Idinku maydaan bixinayn. (Somali)
He was not paying. (English)
Isagu muu bixinayn. (Somali)
They were not paying. (English)
Iyagu may bixinayn. (Somali)