I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


118) Take – Verb Form in Past Continuous - Affirmative Form

I was taking. (English)
Anigu waan qaadayay. (Somali)
We were taking. (English)
Innagu waynu qaadaynay. (Somali)
You(m) were taking. (English)
Adigu waad qaadaysay. (Somali)
You(f) were taking. (English)
Adigu waad qaadaysay. (Somali)
She was taking. (English)
Iyadu way qaadaysay. (Somali)
You(pl) were taking. (English)
Idinku waad qaadayseen. (Somali)
He was taking. (English)
Isagu wuu qaadayay. (Somali)
They were taking. (English)
Iyagu way qaadayeen. (Somali)