I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


271) Talking with Stranger

How old are you? (English)
Immisa jir baad tahay? (Somali)
How much do you weigh? (English)
Culayskaagu waa immisa? (Somali)
What's your telephone number? (English)
Telefan lambarkaagu waa immisa? (Somali)
Where is your address? (English)
Ciwaankaagu waa halkee? (Somali)
Do you live in urban or rural area? (English)
Adigu ma waxaad ku nooshahay magaalo mise mi'yiga? (Somali)
Are you rich? (English)
Ma taajir baad tahay? (Somali)
Are you married? (English)
Miyaad guursatay? (Somali)
Do you live alone? (English)
Ma kaligaa ayaad nooshahay? (Somali)
Is Almaz your girl friend? (English)
Almaas ma saaxibadaa baa? (Somali)
You have a boyfriend, do not you? (English)
Saaxiib waad leedahay, saw sidaa maaha? (Somali)
Why do not you get married? (English)
Maxaad u guursan wayday? (Somali)
Why do not you have children? (English)
Carruur Maxaadan u haysan? (Somali)
Is your watch expensive? (English)
Saacaddaadu ma qaali baa? (Somali)
I like your dress. How much did it cost? (English)
Labbiskaaga waan ka helay, waa imisa qiimihiisu? (Somali)
You have a great car! How much did you pay for it? (English)
Gaadhi wanaagsan baad leedahay, immisaad siisatay? (Somali)
I like your bracelet. Is it real gold? (English)
Waan ka helay jijintaada. Dahab saafi ah ma tahay? (Somali)
Your ring is so beautiful. Is it a real diamond? (English)
Fargashigaagu wuu quruxbadanyahay. Dheeman saafi ah mayahay? (Somali)
This is a nice jacket. Is it real leather? (English)
Kani waa jaakeed wanaagsan. Harag saafi ah ma yahay? (Somali)
Do you believe in God? (English)
Adigu Ilaahay ma aaminsan tahay? (Somali)
How often do you go to the church/mosque? (English)
Masaajidka/kaniisadda adigu intee jeer ayaad aaddaa/tagtaa? (Somali)
Responses to personal questions (English)
Ka jawaabidda su'aalaha shaqsiyeed? (Somali)
That's a long story. (English)
Taasi wa sheeko dheer? (Somali)
I'd rather not say. (English)
In aan aamusaa ii roon. (Somali)
That's a little personal. / That's a little private. That's personal. / That's private. (English)
Taasi waa arrin ii gaar ah. (Somali)
No personal questions, please. (English)
Fadlan, su'aalo shaqsi ahaaneed ha i waydiinin. (Somali)
No comment. (English)
Talo bixin male. (Somali)
Why should I tell you? (English)
Maxaanan kuugu sheegi? (Somali)
That's nobody's business. (English)
Taasi cidna shaqadeeda maaha. (Somali)
That's none of your business. (English)
Waxba kaama galin. (Somali)
How dare you ask me that! (English)
Sideed ugu dhiirratay inaad i wayddiiso? (Somali)
How dare you! (English)
Sideed iigu dhiirratayy! (Somali)
Asking permission to ask a personal question (English)
Inaad su'aalo shaqsi ahaaneed ii waydiiso waa inaad iga fasax qaadataa. (Somali)
Would you mind if I ask you a personal question? (English)
Su'aalo shaqsi ahaaneed in aan ku waydiiyo maxaad ka qabtaa? (Somali)
Can I ask you a personal question? (English)
Ma ku wayidiin kara su'aalo shaqsiyadeed? (Somali)