I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


125) Give -Verb Form in Present Continuous - Negative Form

I am not giving. (English)
Anigu ma siinayo. (Somali)
We are not giving. (English)
Innagu ma siinaynno. (Somali)
You(m) are not giving. (English)
Adigu ma siinaysid. (Somali)
You(f) are not giving. (English)
Adigu ma siinaysid. (Somali)
She is not giving. (English)
Iyadu ma siinayso. (Somali)
You(pl) are not giving. (English)
Idinku ma siinaysaan. (Somali)
He is not giving. (English)
Isagu ma siinayo. (Somali)
They are not giving. (English)
Iyagu ma siinayaan. (Somali)