I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


124) Give - Verb Form in Present Continuous - Affirmative Form

I am giving. (English)
Anigu waan siinayaa. (Somali)
We are giving. (English)
Innagu waan siinaynaa. (Somali)
You(m) are giving. (English)
Adigu waad siinaysaa. (Somali)
You(f) are giving. (English)
Adigu waad siinaysaa. (Somali)
She is giving. (English)
Iyadu way siinaysaa. (Somali)
You(pl) are giving. (English)
Indinku waad siinaysaan. (Somali)
He is giving. (English)
Isagu wuu siinayaa. (Somali)
They are giving. (English)
Iyagu way siinayaan. (Somali)