I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


140) Listen - Verb Form in Present Continuous - Affirmative Form

I am listening. (English)
Anigu waan dhageysanayaa. (Somali)
We are listening. (English)
Innagu waan dhageysanaynaa. (Somali)
You (m) are listening. (English)
Adigu waad dhageysanaysaa. (Somali)
You (f) are listening. (English)
Adigu waad dhageysanaysaa. (Somali)
She is listening. (English)
Iyadu way dhageysanaysaa. (Somali)
You (pl) are listening. (English)
Idinku waad dhageysanaysaan. (Somali)
He is listening. (English)
Isagu wuu dhageysanayaa. (Somali)
They are listening. (English)
Iyagu way dhageysanayaan (Somali)