I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


256) Talking about Shopping - Buying Shoes

Shopkeeper : Can I help you? (English)
Dukaanle: Ma ku caawin karaa? (Somali)
Customer :Yes, I am looking for shoes. (English)
Macmiil: Haa, waxaan raadinayaa kabo. (Somali)
Shopkeeper: What size are you looking for? (English)
Dukaanle: Cabbirkeed/lambarkeed rabtaa? (Somali)
Customer: I am looking for 43 size in black. (English)
Macmiil: Waxaan raabaa cabbirka/lambar 43 madaw ah. (Somali)
Shopkeeper: Yes, these are 43 size and good quality. (English)
Dukaanle: Haa, waan hayaa lambar 43 tayo wanaagsan. (Somali)
Customer: Fine, how much do these shoes cost? (English)
Macmiil: Hagaag, waa immisa qiimaha kabuhu? (Somali)
Shopkeeper: 1000 Birr only, Please. (English)
Dukaanle: fadlan, waa 1000 Birr oo kaliya. (Somali)
Customer: Oh! It is expensive. (English)
Macmiil: Alla! waa qaali. (Somali)
Shopkeeper: No, it is cheap. (English)
Dukaanle: Maya, waa raqiis. (Somali)
Customer: Ok, Could you make it 500 Birr? (English)
Macmiil: Ma ka dhigi kartaa 500 oo Birr? (Somali)
Shopkeeper: It is not possible. (English)
Dukaanle: Suurtagal ma aha. (Somali)
Customer: Ok. What is the last price? (English)
Macmiil: Waayahay, waa immisa qiimaha ugu danbeeya? (Somali)
Shopkeeper: Its last price is 800 birr only. (English)
Dukaanle: Qiimha ugu danbeeya waa 800 oo Birr. (Somali)
Customer: Thank you, can I pay money? (English)
Macmiil: Mahadsanid, ma bixin karaa lacagta? (Somali)
Shopkeeper: Ok, you can. (English)
Dukaanle: Haa, waad kartaa. (Somali)
Customer: Ok, take it. (English)
Macmiil: Waa hagaag, qaado. (Somali)
Shopkeeper: Thank you very much, Visit again. (English)
Dukaanle: Aad baad u mahadsan tahay, noo soo noqo markale. (Somali)
Customer: Ok, Thank you. (English)
Dukaanle: Waa hagaag, mahadsanid. (Somali)