I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


114) Take - Verb Form in Past Tense - Affirmative Form

I took. (English)
Anigu waan qaaday. (Somali)
We took. (English)
Innagu waan qaadnay. (Somali)
You(m) took. (English)
Adigu waad qaadday. (Somali)
You(f) took. (English)
Adigu waad qaadday. (Somali)
She took. (English)
Iyadu way qaadday. (Somali)
You(pl) took. (English)
Idinku waad qaaddeen. (Somali)
He took. (English)
Isagu wuu qaaday. (Somali)
They took. (English)
Iyagu way qaadeen. (Somali)