I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


12) Subject Pronouns + To be Past + Compliment (Positive)

I was a teacher. (English)
Anigu bare ayaan ahaa. (Somali)
We were teachers. (English)
Innagu bareyaal ayaan ahayn. (Somali)
You (m) were a teacher. (English)
Adigu bare ayaad ahayd. (Somali)
You (f) were a teacher. (English)
Adigu bare ayaad ahayd. (Somali)
She was a teacher. (English)
Iyadu bare ayay ahayd. (Somali)
You (pl) were teachers. (English)
Idinku bareyaal ayaad ahaydeen. (Somali)
He was a teacher. (English)
Isagu bare ayuu ahaa. (Somali)
They were teachers. (English)
Iyagu bareyaal ayay ahaayeen. (Somali)