I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


126) Give -Verb Form in Past Continuous - Affirmative Form

I was giving. (English)
Anigu waan siinayay. (Somali)
We were giving. (English)
Innagu waan siinaynay. (Somali)
You(m) were giving. (English)
Adigu waad siinaysay. (Somali)
You(f) were giving. (English)
Adigu waad siinaysay. (Somali)
She was giving. (English)
Iyadu way siinaysay. (Somali)
You(pl) were giving. (English)
Idinku waad siinayseen. (Somali)
He was giving. (English)
Isagu wuu siinayay. (Somali)
They were giving. (English)
Iyagu way siinayeen. (Somali)