I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


128) Write - Verb Form in Present Tense - Affirmative Form

I write. (English)
Anigu waan qoraa. (Somali)
We write. (English)
Innagu waan qornaa. (Somali)
You(m) write. (English)
Adigu waad qortaa. (Somali)
You(f) write. (English)
Adigu waad qortaa. (Somali)
She writes. (English)
Iyadu way qortaa. (Somali)
You(pl) write. (English)
Idinku waad qortaan. (Somali)
He writes. (English)
Isagu wuu qoraa. (Somali)
They write. (English)
Iyagu way qoraan. (Somali)