I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


139) Listen - Verb Form in Past Tense - Negative Form

I did not listen. (English)
Anigu ma dhagaysan. (Somali)
We did not listen. (English)
Innagu maynaan dhagaysan. (Somali)
You(m) did not listen. (English)
Adigu maadan dhagaysan. (Somali)
You(f) did not listen. (English)
Adigu maadan dhagaysan. (Somali)
She did not listen. (English)
Iyadu mayna dhagaysan. (Somali)
You(pl) did not listen. (English)
Idinku maydaan dhagaysan. (Somali)
He did not listen. (English)
Isagu muuna dhagaysan. (Somali)
They did not listen. (English)
Iyagu mayna dhagaysan. (Somali)