I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


146) Speak - Verb Form in Past Tense - Affirmative Form

I spoke. (English)
Anigu waan hadlay. (Somali)
We spoke. (English)
Innagu waan hadalnay. (Somali)
You(m) spoke. (English)
Adigu waad hadashay. (Somali)
You(f) spoke. (English)
Adigu waad hadashay. (Somali)
She spoke. (English)
Iyadu way hadashay. (Somali)
You(pl) spoke. (English)
Idinku waad hadasheen. (Somali)
He spoke. (English)
Isagu wuu hadlay. (Somali)
They spoke. (English)
Iyagu way hadleen. (Somali)