I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


148) Speak - Verb Form in Present Continuous - Affirmative Form

I am speaking. (English)
Anigu waan hadlayaa. (Somali)
We are speaking. (English)
Innagu waan hadlaynaa. (Somali)
You (m) are speaking. (English)
Adigu waad hadlaysaa. (Somali)
You (f) are speaking. (English)
Adigu waad hadlaysaa. (Somali)
She is speaking. (English)
Iyadu way hadlaysaa. (Somali)
You (pl) are speaking. (English)
Idinku waad hadlaysaan. (Somali)
He is speaking. (English)
Isagu wuu hadlayaa. (Somali)
They are speaking. (English)
Iyagu way hadlayaan. (Somali)