I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


150) Speak -Verb Form in Past Continuous - Affirmative Form

I was speaking. (English)
Anigu waan hadlayay. (Somali)
We were speaking. (English)
Innagu waan hadlaynay. (Somali)
You (m) were speaking. (English)
Adigu waad hadlaysay. (Somali)
You (f) were speaking. (English)
Adigu waad hadlaysay. (Somali)
She was speaking. (English)
Iyadu way hadlaysay. (Somali)
You (pl) were speaking. (English)
Idinku waad hadlayseen. (Somali)
He was speaking. (English)
Isagu wuu hadlayay. (Somali)
They were speaking. (English)
Iyagu way hadlayeen. (Somali)