I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


158) Learn -Verb Form in Past Continuous - Affirmative Form

I was learning. (English)
Anigu waan baranayay. (Somali)
We were learning. (English)
Innagu waynu baranaynay. (Somali)
You (m) were learning. (English)
Adigu waad baranaysay. (Somali)
You (f) were learning. (English)
Adigu waad baranaysay. (Somali)
She was learning. (English)
Iyadu way baranaysay. (Somali)
You (pl) were learning. (English)
Idinku waad baranayseen. (Somali)
He was learning. (English)
Isagu wuu baranayey. (Somali)
They were learning. (English)
Iyagu way baranayeen. (Somali)