I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


162) Teach - Verb Form in Past Tense - Affirmative Form

I taught. (English)
Anigu waan baray. (Somali)
We taught. (English)
Innagu waan barnay. (Somali)
You (m) taught. (English)
Adigu waad bartay. (Somali)
You (f) taught. (English)
Adigu waad bartay. (Somali)
She taught. (English)
Iyadu way bartay. (Somali)
You (pl) taught. (English)
Idinku waad barteen. (Somali)
He taught. (English)
Isagu wuu baray. (Somali)
They taught. (English)
Iyagu way bareen. (Somali)