I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


168) Play - Verb Form in Present Tense - Affirmative Form

I play. (English)
Anigu waan ciyaaraa. (Somali)
We play. (English)
Innagu waan ciyaarnaa. (Somali)
You (m) play. (English)
Adigu waad ciyaartaa. (Somali)
You (f) play. (English)
Adigu waad ciyaartaa. (Somali)
She plays. (English)
Iyadu way ciyaartaa. (Somali)
You (pl) play. (English)
Idinku waad ciyaartaan. (Somali)
He plays. (English)
Isagu wuu ciyaaraa. (Somali)
They play. (English)
Iyagu way ciyaaraan. (Somali)