I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


172) Play - Verb Form in Present Continuous - Affirmative Form

I am playing. (English)
Anigu waan ciyaarayaa. (Somali)
We are playing. (English)
Innagu waan ciyaaraynaa. (Somali)
You (m) are playing. (English)
Adigu waad ciyaaraysaa. (Somali)
You (f) are playing. (English)
Adigu waad ciyaaraysaa. (Somali)
She is playing. (English)
Iyadu way ciyaaraysaa. (Somali)
You (pl) are playing. (English)
Idinku waad ciyaaraysaan. (Somali)
He is playing. (English)
Isagu wuu ciyaarayaa. (Somali)
They are playing. (English)
Iyagu way ciyaarayaan. (Somali)