I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


180) Buy - Verb Form in Present Continuous - Affirmative Form

I am buying. (English)
Anigu waan iibsanayaa. (Somali)
We are buying. (English)
Innagu waan iibsanaynaa. (Somali)
You(m) are buying. (English)
Adigu waad iibsanaysaa. (Somali)
You(f) are buying. (English)
Adigu waad iibsanaysaa. (Somali)
She is buying. (English)
Iyadu way iibsanaysaa. (Somali)
You(pl) are buying. (English)
Idinku waad iibsanaysaan. (Somali)
He is buying. (English)
Isagu wuu iibsanayaa. (Somali)
They are buying. (English)
Iyagu way iibsanayaan. (Somali)