I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


182) Buy -Verb Form in Past Continuous - Affirmative Form

I was buying. (English)
Anigu waan iibsanayey. (Somali)
We were buying. (English)
Innagu waan iibsanaynay. (Somali)
You(m) were buying. (English)
Adigu waad iibsanaysay. (Somali)
You(f) were buying. (English)
Adigu waad iibsanaysay. (Somali)
She was buying. (English)
Iyadu way iibsanaysay. (Somali)
You(pl) were buying. (English)
Idinku waad iibsanayseen. (Somali)
He was buying. (English)
Isagu wuu iibsanayey. (Somali)
They were buying. (English)
Iyagu way iibsanayeen. (Somali)