I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


188) Sell - Verb Form in Present Continuous - Affirmative Form

I am selling. (English)
Anigu waan iibinayaa. (Somali)
We are selling. (English)
Innagu waan iibinaynaa. (Somali)
You (m) are selling. (English)
Adigu waad iibinaysaa. (Somali)
You (f) are selling. (English)
Adigu waad iibinaysaa. (Somali)
She is selling. (English)
Iyadu way iibinaysaa. (Somali)
You (pl) are selling. (English)
Idinku waad iibinaysaan. (Somali)
He is selling. (English)
Isagu wuu iibinayaa. (Somali)
They are selling. (English)
Iyagu way iibinayaan. (Somali)