I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


192) Send - Verb Form in Present Tense - Affirmative Form

I send. (English)
Anigu waan diraa. (Somali)
We send. (English)
Innagu waan dirnaa. (Somali)
You (m) send. (English)
Adigu waad dirtaa. (Somali)
You (f) send. (English)
Adigu waad dirtaa. (Somali)
She sends. (English)
Iyadu way dirtaa. (Somali)
You (pl) send. (English)
Idinku waad dirtaan. (Somali)
He sends. (English)
Isagu wuu diraa. (Somali)
They send. (English)
Iyagu way diraan. (Somali)