I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


198) Send -Verb Form in Past Continuous - Affirmative Form

I was sending. (English)
Anigu waan dirayay. (Somali)
We were sending. (English)
Innagu waan diraynnay. (Somali)
You (m) were sending. (English)
Adigu waad diraysay. (Somali)
You (f) were sending. (English)
Adigu waad diraysay. (Somali)
She was sending. (English)
Iyadu way diraysay. (Somali)
You (pl) were sending. (English)
Idinku waad dirayseen. (Somali)
He was sending. (English)
Isagu wuu dirayay. (Somali)
They were sending. (English)
Iyagu way dirayeen. (Somali)