I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


201) Pay - Verb Form in Present Tense - Negative Form

I do not pay. (English)
Anigu ma bixiyo. (Somali)
We do not pay. (English)
Innagu ma bixinno. (Somali)
You (m) do not pay. (English)
Adigu ma bixisid. (Somali)
You (f) do not pay. (English)
Adigu ma bixisid. (Somali)
She does not pay. (English)
Iyadu ma bixiso. (Somali)
You (pl) do not pay. (English)
Idinku ma bixisaan. (Somali)
He does not pay. (English)
Isagu ma bixiyo. (Somali)
They do not pay. (English)
Iyagu ma bixiyaan. (Somali)