I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


204) Pay - Verb Form in Present Continuous - Affirmative Form

I am paying. (English)
Anigu waan bixinayaa. (Somali)
We are paying. (English)
Innagu waan bixinaynaa. (Somali)
You (m) are paying. (English)
Adigu waad bixinaysaa. (Somali)
You (f) are paying. (English)
Adigu waad bixinaysaa. (Somali)
She is paying. (English)
Iyadu way bixinaysaa. (Somali)
You (pl) are paying. (English)
Idinku waad bixinaysaan. (Somali)
He is paying. (English)
Isagu wuu bixinayaa. (Somali)
They are paying. (English)
Iyagu way bixinyaan. (Somali)