I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


206) Pay -Verb Form in Past Continuous - Affirmative Form

I was paying. (English)
Anigu waan bixinayay. (Somali)
We were paying. (English)
Innagu waan bixinaynay. (Somali)
You (m) were paying. (English)
Adigu waad bixinaysay. (Somali)
You (f) were paying. (English)
Adigu waad bixinaysay. (Somali)
She was paying. (English)
Iyadu way bixinaysay. (Somali)
You (pl) were paying. (English)
Idinku waad bixinayseen. (Somali)
He was paying. (English)
Isagu wuu bixinayay. (Somali)
They were paying. (English)
Iyagu way bixinayeen. (Somali)