I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


214) S + V + IO - Present Tense - They teach you (m/f/pl)/her/him/them/me/us

They teach you (m). (English)
Iyagu way ku baraan adiga. (Somali)
They teach you (f). (English)
Iyagu way ku baraan adiga. (Somali)
They teach you (pl). (English)
Iyagu way idin baraan idinka. (Somali)
They teach her. (English)
Iyagu way baraan iyada. (Somali)
They teach him. (English)
Iyagu way baraan isaga. (Somali)
They teach them. (English)
Iyagu way baraan iyaga. (Somali)
They teach me. (English)
Iyagu way i baraan aniga. (Somali)
They teach us. (English)
Iyagu way na baraan annaga. (Somali)