I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


224) S + V + IO - Past Tense - I taught you (m/f/pl)/her/him/them

I taught you (m). (English)
Anigu waan ku baray adiga. (Somali)
I taught you (f). (English)
Anigu waan ku baray adiga. (Somali)
I taught you (pl). (English)
Anigu waan idin baray idinka. (Somali)
I taught her. (English)
Anigu waan baray iyada. (Somali)
I taught him. (English)
Anigu waan baray isaga. (Somali)
I taught them. (English)
Anigu waan baray iyaga. (Somali)