I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


226) S + V + IO - Past Tense - We taught you (m/f/pl)/her/him/them

We taught you (m). (English)
Annagu waan ku barnay adiga. (Somali)
We taught you (f). (English)
Annagu waan ku barnay adiga. (Somali)
We taught you (pl). (English)
Annagu waan idin barnay idinka. (Somali)
We taught her. (English)
Annagu waan barnay iyada. (Somali)
We taught him. (English)
Annagu waan barnay isaga. (Somali)
We taught them. (English)
Annagu waan barnay iyaga. (Somali)