I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


230) S + V + IO - Past Tense - They taught you (m/f/pl)/her/him/them/me/us

They taught you (m). (English)
Iyagu way ku bareen adiga. (Somali)
They taught you (f). (English)
Iyagu way ku bareen adiga. (Somali)
They taught you (pl). (English)
Iyagu way idin bareen idinka. (Somali)
They taught her. (English)
Iyagu way bareen iyada. (Somali)
They taught him. (English)
Iyagu way bareen isaga. (Somali)
They taught them. (English)
Iyagu way bareen iyaga. (Somali)
They taught me. (English)
Iyagu way i bareen ania. (Somali)
They taught us. (English)
Iyagu way na bareen annaga. (Somali)