I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


240) S + V + IO - Present and Past Continuous Tenses- I am/was teaching you (m/f/pl)/her/him/them

I am/was teaching you (m). (English)
Anigu waan ku barayaa adiga. /Anigu waan ku barayay adiga. (Somali)
I am/was teaching you (f). (English)
Anigu waan ku barayaa adiga. /Anigu waan ku barayay adiga. (Somali)
I am/was teaching you (pl). (English)
Anigu waan idin barayaa idinka./Anigu waan idin barayay idinka. (Somali)
I am/was teaching her. (English)
Anigu waan barayaa iyada./Anigu waan barayay iyada. (Somali)
I am/was teaching him. (English)
Anigu waan barayaa isaga./Anigu waan barayay isaga. (Somali)
I am/was teaching them. (English)
Anigu waan barayaa iyaga./Anigu waan barayay iyaga. (Somali)