I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


242) S + V + IO - Present and Past Continuous Tenses- He is/was teaching you (m/f/pl)/her/him/them/me/us

He is/was teaching you (m). (English)
Isagu wuu ku barayaa adiga. / Isagu wuu ku barayay adiga. (Somali)
He is/was teaching you (f). (English)
Isagu wuu ku barayaa adiga./Isagu wuu ku barayay adiga. (Somali)
He is/was teaching you (pl). (English)
Isagu wuu idin barayaa idinka./Isagu wuu idin barayay idinka. (Somali)
He is/was teaching her. (English)
Isagu wuu barayaa iyada./Isagu wuu barayay iyada. (Somali)
He is/was teaching him. (English)
Isagu wuu barayaa Isaga./Isagu wuu barayay isaga. (Somali)
He is/was teaching them. (English)
Isagu wuu barayaa iyaga./Isagu wuu barayay iyaga. (Somali)
He is/was teaching me. (English)
Isagu wuu i barayaa aniga. /Isagu wuu i barayay aniga. (Somali)
He is/was teaching us. (English)
Isagu wuu na barayaa annaga. /Isagu wuu na barayay annaga. (Somali)