I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


246) S + V + IO - Present and Past Continuous Tenses– You (f) are/were teaching her/him/them/me/us

You (f) are/were teaching him. (English)
Adigu waad baraysaa isaga./Adigu waad baraysay isaga. (Somali)
You (f) are/were teaching her. (English)
Adigu waad baraysaa iyada./Adigu waad baraysay iyada. (Somali)
You (f) are/were teaching them. (English)
Adigu waad baraysaa iyaga./Adigu waad baraysay iyaga. (Somali)
You (f) are/were teaching me. (English)
Adigu waad i baraysaa aniga. /Adigu waad i baraysay aniga. (Somali)
You (f) are/were teaching us. (English)
Adigu waad na baraysaa annaga. /Adigu waad na baraysay annaga. (Somali)