I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


252) Talking about Family

How many are you? (English)
Immisa ayaad tihiin? (Somali)
We are five. (English)
Waxaan nahay shan. (Somali)
What is your father’s name? (English)
Aabbahaa magacii? (Somali)
My father’s name is Mr.Peter (English)
Aabbahay magaciisu waa Mr. Peter. (Somali)
What is your father’s job? (English)
Muxuu aabbahaa ka shaqeeyaa? (Somali)
My father is a farmer. (English)
Aabbahay waa beeraley. (Somali)
Do you have brothers and sisters? (English)
Ma leedahay walaalo wiilal iyo gabdho ah? (Somali)
Yes, I have. (English)
Haa, waan leeyahay. (Somali)
How many brothers do you have? (English)
Immisa wiil ayaad walaalo tihiin? (Somali)
I have four brothers. (English)
Waxaan walaalo nahay afar wiil. (Somali)
Are they elder to you or younger to you? (English)
Miyey kaa waaweyn yihiin mise way kaa yaryar yihiin? (Somali)
They are younger to me. (English)
Way iga yaryar yihiin. (Somali)
How old is your brother? (English)
Waa immisa jir walaalkaa? (Somali)
He is 30 years old. (English)
Isagu wuxuu jiraa 30 sano. (Somali)
Is he married? (English)
Miyuu guursaday isagu? (Somali)
Yes, he is married. (English)
Haa, wuu guursaday isagu . (Somali)
Does he have children? (English)
Miyuu carruur leeyahay isagu? (Somali)
Yes, He has children. (English)
Haa, carruur wuu leeyahay isagu. (Somali)
How many children does he have? (English)
Immisa carruura ayuu leeyahay isagu? (Somali)
He has three children. (English)
Isagu wuxuu leeyahay seddex carruur ah. (Somali)
What is your nephew’s name? (English)
Magacii wiilka aad abtiga/adeerka u tahay? (Somali)
My nephew’s name is Abebe. (English)
Wiilka aan adeerka/abtiga u ahay magaciisu waa Abeba.. (Somali)
Does he go to school? (English)
Miyuu aadaa dugsiga isagu? (Somali)
Yes, he goes to school? (English)
Haa, isagu wuu aadaa dugsiga. (Somali)
Which grade is he studying? (English)
Fasalkee buu dhigtaa isagu? (Somali)
He is studying fourth grade. (English)
Wuxuu dhigtaa fasalka afraad isagu. (Somali)