I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


254) Talking about Neighbourhood

Where do you live? (English)
Xaggeed ku nooshahay? (Somali)
I live in Piassa/piazza. (English)
Waxaan ku noolahay Piassa/piazza. (Somali)
How big is it? (English)
Intee ayay la'egtahay? (Somali)
It is medium. (English)
Waa dhex-dhexaad. (Somali)
How does your colony look like? (English)
Siday u egtahay xaafaddiinu? (Somali)
It looks beautiful. (English)
Way qurux badan tahay. (Somali)
What sorts of people live in your colony? (English)
Dad noocee ah ayaa ku nool xaafaddiina? (Somali)
Most of them are merchants and few of them are employees. (English)
Badankoodu waa ganacsato halka inyar oo kamid ah ay yihiin shaqaale. (Somali)
How are the roads? (English)
Waa sidee waddooyinku? (Somali)
The roads are good. (English)
Waddooyinku way fiican yihiin. (Somali)
Are there so many trees in your colony? (English)
Ma geedo badan ayaa ku yaalla xaafaddiina? (Somali)
Yes, there are many trees. (English)
Haa, waxaa ku yaalla geedo badan. (Somali)
Is there a play ground in your colony? (English)
Ma leedahay xaafaddiinu meel lagu ciyaaro? (Somali)
No, there is no play ground. (English)
Maya, ma laha meel lagu ciyaaro. (Somali)
How many shops are there in your colony? (English)
Immisa tukaan ayaa ku yaalla xaafaddiina? (Somali)
They are ten shops. (English)
Waxaa ku yaalla toban tukaan. (Somali)
Is there a park in your colony? (English)
Ma leedahay xaafaddiinu beerta dalxiiska? (Somali)
No, there is no park. (English)
Maya, malaha beerta dalxiiska. (Somali)
Is there a greengrocer in your colony? (English)
Ma leedahay xaafaddiinu booshari? (Somali)
Yes, there is greengrocer. (English)
Haa, way leedahay booshari. (Somali)
Is there a shopping mall in your colony? (English)
Ma leedahay xaafaddiinu goob tukaamaysi? (Somali)
No, there is no shopping center. (English)
Maya, ma laha goob tukaamaysi. (Somali)
Is there a video center in your colony? (English)
Ma leedahay xaafaddiinu goob wax lagu daawado? (Somali)
Yes, there is a video center. (English)
Haa, way leedahay goob wax lagu daawado. (Somali)
Is there a medical/drug store in your colony? (English)
Ma leedahay xaafaddiinu dukaanka daawada? (Somali)
Yes, there is a medical/drug store. (English)
Haa, way leedahay dukaanka daawada. (Somali)
Is there theft problem in your colony? (English)
Miyay ka jiraan xaafaddiina dhibaatooyin xatooyo? (Somali)
No, there is no theft problem. (English)
Maya, ma jirto dhibaato xatooyo. (Somali)
Are there regular power cuts in your colony? (English)
Ma ka tag tagaa laydhku xaafaddiina? (Somali)
Yes, there are regular power cuts. (English)
Haa, laydhku wuu ka tag tagaa. (Somali)
Is there water facility in your colony? (English)
Miyey leedahay xaafaddiinu adeegga biyaha? (Somali)
Yes, there is a water facility. (English)
Haa, way leedahay adeegga biyaha. (Somali)
Is your colony safe? (English)
Ma ammaan baa xaafaddiinu? (Somali)
No, it is not quit safe. (English)
Maya, aad ammaan uma aha. (Somali)
How many schools are there in your colony? (English)
Immisa dugsi ayey leedahay xaafaddiinu? (Somali)
There is only one school. (English)
Waxay leedahay hal dugsi. (Somali)
How far is the bus station from your colony? (English)
Intee ayay u jirtaa xaafaddiinu istaanka basaska? (Somali)
It is very near from my colony. (English)
Aad ayay ugu dhawdahay. (Somali)
Do you like your colony? (English)
Ma jeceshahay xaafaddiina? (Somali)
Yes, I like. (English)
Haa, waan jeclahay. (Somali)