I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


257) Talking about Shopping - Buying Clothes

Shopkeeper: May I help you? (English)
Dukaanle: Ma ku caawin karaa? (Somali)
Customer: Yes, I'm looking for a pair of trousers. (English)
Macmiil: Haa, waxaan rabaa surwaal. (Somali)
Shopkeeper: What colour would you like? (English)
Dukaanle: Midab noocee ah ayaad rabtaa? (Somali)
Customer: Black. (English)
Macmiil: Madaw. (Somali)
Shopkeeper: And what size are you? (English)
Dukaanle: Waa immisa cabbirkaagu? (Somali)
Customer: I'm not sure. Can you measure me? (English)
Macmiil: Ma hubo ee ma i cabbiri kartaa? (Somali)
Shopkeeper: You're 34" waist. How about these? (English)
Dukaanle: Cabbirka dhexdaadu waa 34" ee kan ka warran? (Somali)
Customer: What material are they? (English)
Macmiil: Maxay ka samaysan yihiin? (Somali)
Shopkeeper: Wool. (English)
Dukaanle: Dhogor. (Somali)
Customer: Do you have anything in cotton? (English)
Macmiil: Ma haysaa kuwo cudbi ka samaysan? (Somali)
Shopkeeper: Yes, these. (English)
Dukaanle: Haa, waa kuwan. (Somali)
Customer: Can I try them on? (English)
Macmiil: Ma isku dayi karaa/eegi karaa? (Somali)
Shopkeeper: Of course. (English)
Dukaanle: Dabcan. (Somali)
Customer: They're a little long. Do you have anything shorter? (English)
Macmiil: Wuu yara dheer yahay. Ma haysaa mid ka yara gaaban? (Somali)
Shopkeeper: These are shorter. (English)
Dukaanle: Kuwan ayaa gaagaaban. (Somali)
Customer: I'll take them. (English)
Macmiil: Waan qaadanayaa. (Somali)