I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


259) Talking about Shopping - Buying a cell phone

Shopkeeper: Hello, how may I help you? (English)
Dukaanle: Soo dhawoow. Maxaan kaa caawiyaa? (Somali)
Customer: I would like to buy a cell phone. (English)
Macmiil: Waxaan rabaa in aan iibsado telefoon. (Somali)
Shopkeeper: Is there a certain brand you are looking for? (English)
Dukaanle: Telefoon noocee ah ayaad rabtaa? (Somali)
Customer: I would like to see Sony Ericsson phones. (English)
Dukaanle: Waxaan rabaa inaan arko Sony Ericson. (Somali)
Shopkeeper: OK, they are over here. (English)
Dukaanle: Waa hagaag, waa kuwaas halkaa saaran. (Somali)
Customer: Could I see the black and red one? (English)
Dukaanle: Ma arki karaa midka madaw iyo midka cas? (Somali)
Shopkeeper: Yes, Here you are. (English)
Dukaanle: Haa, waa kuwan. (Somali)
Customer: How much is it? (English)
Macmiil: Waa immisa qiimihiisu? (Somali)
Shopkeeper: It was 150 dollars but it is on sale for 100 dollars. (English)
Dukaanle: Wuxuu ahaa 150 Dollar laakiin 100 Dollar waa lagaa siin. (Somali)
Customer: Oh! That’s a good deal. I will take it. (English)
Dukaanle: Alla! Taasi waa arrin fiican. Waan qaadanayaa. (Somali)