I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


261) Talking about Hotel

Customer: Do you have room? (English)
Macmiil: Ma haysaan qol bannaan? (Somali)
Receptionist: Yes, we have. (English)
Soo dhaweeye: Haa, waan haynaa. (Somali)
Customer: I would like to have a room for two days. (English)
Macmiil: Anigu waxaan rabaa qol aan deganaado laba maalmood. (Somali)
Receptionist: Welcome. (English)
Soo dhaweeye: Soo dhawoow. (Somali)
Customer: How much does single room cost? (English)
Macmiil: Waa immisa qiimaha qolka halka sariirta leh? (Somali)
Receptionist: It is Birr 200 per day. (English)
Soo dhaweeye: Waa 200 Bir maalinkii. (Somali)
Customer: How much does double room cost? (English)
Macmiil: Waa immisa qiimaha qolka labbada sariirood? (Somali)
Receptionist: It is Birr 400 per day. (English)
Soo dhaweeye: Waa 400 Birr maalinkii. (Somali)
Customer: Is it with attached bath? (English)
Macmiil: Ma leeyahay maydhi/qubays? (Somali)
Receptionist: Yes, it is with attached bath. (English)
Soo dhaweeye: Haa, wuu leeyahay maydhi/qubays. (Somali)
Customer: How big is it? (English)
Macmiil: Intuu la'eg yahay qolku? (Somali)
Receptionist: It is 10*10. (English)
Soo dhaweeye: Waa toban iyo toban. (Somali)
Customer: Is there a T.V? (English)
Macmiil: Ma leeyahay muuq-baahiye? (Somali)
Receptionist: Yes, it is (English)
Soo dhaweeye: Haa, wuu leeyahay. (Somali)
Customer: Do you have a restaurant? (English)
Macmiil: Ma leedihiin maqaaxi/makhaayad? (Somali)
Receptionist: Yes, we have. (English)
Soo dhaweeye: Haa waan leenahay. (Somali)
Customer: Can I get other countries food? (English)
Macmiil: Ma heli karaa cuntooyinka waddamada kale? (Somali)
Receptionist: Yes, you can get. (English)
Soo dhaweeye: Haa, waad heli kartaa. (Somali)
Customer: Do you have a swimming pool? (English)
Macmiil: Ma leedihiin barkad lagu dabbaasho? (Somali)
Receptionist: Yes, we have. (English)
Soo dhaweeye: Haa, waan leenahay. (Somali)
Customer: Is there a lift? (English)
Macmiil: Miyuu jiraa wiish? (Somali)
Receptionist: Yes, it is. (English)
Soo dhaweeye: Haa, wuu leeyahay. (Somali)
Customer: What is the check out time? (English)
Macmiil: Waa goorma wakhtiga bixintaanku? (Somali)
Receptionist: It is 12:00 noon. (English)
Soo dhaweeye: waa 12:00 duhurnimo. (Somali)
Customer: I would like to check out. How much do I have to pay? (English)
Macmiil: Immisaan bixiyaa? waxaan rabaa in aan baxo. (Somali)
Receptionist: You can, you have to pay Birr 300. (English)
Soo dhaweeye: Waad kartaa, waxaad bixisaa 300 oo Birr. (Somali)