I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


268) Talking about Telephone Calls

Good afternoon Sara, may I help you? (English)
Galab wanaagsan Sahra, maxaan kaa caawiyaa? (Somali)
Extension 237 please. (English)
Fadlan: Xidhidhiye 237. (Somali)
I'm sorry, the line is busy, will you hold? (English)
Waan ka xumahay, khadku waa mashquul, ma isugi kartaa? (Somali)
Yes, I'll hold. (English)
Haa, waan ku sugi karaa. (Somali)
I'm putting you through. (English)
Waan kula xidhidhinayaa. (Somali)
Marketing, Mr. Markos speaking. (English)
Waxaa kula hadlaya mudane Markos,waaxda suuq-geynta. (Somali)
Could I speak to Yohannes please? (English)
Fadlan, ma la hadli karaa Yohannes? (Somali)
I'm sorry; he's in the meeting at the moment. (English)
Waan ka xumahay, isagu hadda wuxuu ku jiraa shir. (Somali)
Do you know when he'll be back? (English)
Ma garan kartaa xilliga uu soo noqon doono? (Somali)
He will be back around four. Can I take a message? (English)
Waxa uu soo noqon doonaa ilaa afarta. Ma u reebi kartaa farriin? (Somali)
Yes, please ask him to call Eframe on 9170 250 65. (English)
Haa, fadlan u sheeg Efrem inuu soo waco 917025065. (Somali)
9170 250 65, right? (English)
9170 250 65, hagaag? (Somali)
That's right. (English)
Waa sax. (Somali)
OK, I'll see he gets your message. (English)
Haye, waan xaqiijin doonaa inuu helay farriintaada. (Somali)