I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


291) Essential words relating to Hospital

Doctor (English)
Dhakhtar (Somali)
Surgeon (English)
Dakhtarka qaliinka maqaarka (Somali)
Nurse (English)
Kalkaaliye (Somali)
Health assistant (English)
Kalkaaliye caafimaad (Somali)
Mid -wife (English)
Umuliso (Somali)
Patient (English)
Bukaan (Somali)
Operation room (English)
Qolka qaliinka (Somali)
Wheel-chair (English)
Gaadhi gacan (Somali)
Stretcher (English)
Bareele (Somali)
Diagnose (English)
Baadhitaan (Somali)
Glove (English)
Gacan gashi (Somali)
Couch (English)
Kuraasta fadhiga (Somali)
Thermometer (English)
Heerkul beeg (Somali)
Stethoscope (English)
Wiisito (Somali)
Ophthalmoscope (English)
Qalabka indhaha lagu baadho (Somali)
Otoscope (English)
Qalabka dhagaha lagu baadho (Somali)
Speculum (English)
Qalabka wax lagu baadho (Somali)
Blood pressure (English)
Dhiikar (Somali)
Hyper-tension (English)
Dhiikar (Somali)
Hypo tension (English)
Dhiikar fudud (Somali)
Hemorrhage (English)
Dhiigbax (Somali)
Anti septic (English)
Alkool (Somali)
Anesthesia (English)
Suuxdin (Somali)
Sedative (English)
hurdaysiiye (Somali)
Vaccination (English)
Talaal (Somali)
Eye ointment (English)
Daawaynta indhaha (Somali)
Pain (English)
Xumad (Somali)
Pus (English)
Malax (Somali)
Measles (English)
Jadeeco (Somali)
Tapeworm (English)
Madoox (Somali)
Rheumatism (English)
Roomatisim (Somali)
Disease (English)
Cudur (Somali)
Fever (English)
Qandho (Somali)
Typhoid (English)
Tayfoodh (Somali)
Malaria (English)
Kaneeco (Somali)
Common cold (English)
Duri (Somali)
Headache (English)
Madax xanuun (Somali)
Stomachache (English)
Calool xanuun (Somali)
Toothache (English)
Ilka xanuun (Somali)
Heartache (English)
Madax xanuun (Somali)
Backache (English)
Dhabar xanuun (Somali)
Diarrhea (English)
Shuban (Somali)
Diabetes (English)
Macaan (Somali)
Tuberculosis (English)
Qaaxo (Somali)
Cancer (English)
Kansar (Somali)
Ulcer (English)
Boog (Somali)
Leprosy (English)
Baras (Somali)