I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


308) Subject Pronoun + Have (Positive)

I have. (English)
Anigu waan haystaa. (Somali)
We have. (English)
Innagu waan haysanaa. (Somali)
You (m) have. (English)
Adigu waad haysataa. (Somali)
You (f) have. (English)
Adigu waad haysataa. (Somali)
She has. (English)
Iyadu way haysataa. (Somali)
You (pl) have. (English)
Idinku waad haysataan. (Somali)
He has. (English)
Isagu wuu haystaa. (Somali)
They have. (English)
Iyagu way haystaan. (Somali)