I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


321) Present Tense - Negative Form

I do not read newspaper every day. (English)
Anigu maalin walba ma akhriyo wargeys. (Somali)
We do not read newspaper every day. (English)
Innagu maalin walba ma akhrinno wargeys. (Somali)
You (m) do not read newspaper every day. (English)
Adigu maalin walba ma akhridid wargeys. (Somali)
You (f) do not read newspaper every day. (English)
Adigu maalin walba ma akhridid wargeys. (Somali)
She does not read newspaper every day. (English)
Iyadu maalin walba ma akhrido wargeys. (Somali)
You (pl) do not read newspaper every day. (English)
Idinku maalin walba ma akhridaan wargeys. (Somali)
He does not read newspaper every day. (English)
Isagu maalin walba ma akhriyo wargeys. (Somali)
They do not read newspaper every day. (English)
Iyagu maalin walba ma akhriyaan wargeys. (Somali)