I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


324) Present Continuous Tense - Affirmative Form

I am reading newspaper. (English)
Anigu waxaan akhrinayaa wargeys. (Somali)
We are reading newspaper. (English)
Innagu waxaan akhrinaynaa wargeys. (Somali)
You (m) are reading newspaper. (English)
Adigu waxaad akhrinaysaa wargeys. (Somali)
You (f) are reading newspaper. (English)
Adigu waxaad akhrinaysaa wargeys. (Somali)
She is reading newspaper. (English)
Iyadu waxay akhrinaysaa wargeys. (Somali)
You (pl) are reading newspaper. (English)
Idinku waxaad akhrinaysaan wargeys. (Somali)
He is reading newspaper. (English)
Isagu wuxuu akhrinayaa wargeys. (Somali)
They are reading newspaper. (English)
Iyagu waxay akhrinayaan wargeys. (Somali)