I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


33) Subject Pronoun + Have (Positive) - Example

I have a pen. (English)
Anigu waxaan haystaa qalin. (Somali)
We have a pen. (English)
Innagu waxaan haysanaa qalin. (Somali)
You (m) have a pen. (English)
Adigu waxaad haysataa qalin. (Somali)
You (f) have a pen. (English)
Adigu waxaad haysataa qalin. (Somali)
She has a pen. (English)
Iyadu waxay haysataa qalin. (Somali)
You (pl) have a pen. (English)
Idinku waxaad haysataan qalin. (Somali)
He has a pen. (English)
Isagu wuxuu haystaa qalin. (Somali)
They have a pen. (English)
Iyagu waxay haystaan qalin. (Somali)