I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


59) Habitual Actions – Present Tense

I get up every morning. (English)
Anigu waan toosaa aroor walba. (Somali)
I pray to God every morning. (English)
Anigu aroor walba Eebbe ayaan u tukadaa. (Somali)
I wash my face every morning. (English)
Anigu aroor walba wajigaan maydhaa. (Somali)
I do exercise every morning. (English)
Anigu aroor walba jimicsi baan sameeyaa. (Somali)
I have /take bath/ shower every morning. (English)
Anigu aroor walba jidhkaan maydhaa. (Somali)
I have/eat breakfast every morning. (English)
Anigu aroor walba qureec baan cunaa. (Somali)
I listen to the radio every morning. (English)
Anigu aroor walba idaacad baan dhegaystaa. (Somali)
I go to work every morning. (English)
Anigu aroor walba shaqadaan tagaa. (Somali)
I comeback home every evening. (English)
Anigu fiid walba gurigaan ku soo noqdaa. (Somali)
I make dinner every evening. (English)
Anigu waxaan sameeyaa casho fiid walba. (Somali)
I watch television for some time every evening. (English)
Anigu waxaan daawadaa muuq -baahiye wakhti kamid ah fiid walba. (Somali)
I go to bed/sleep every night. (English)
Anigu waan seexdaa habeen walba. (Somali)
I wash my clothes every Sunday. (English)
Anigu waxaan dhaqaa dharkayga Axad walba. (Somali)
I clean my house every Sunday. (English)
Anigu waxaan nadiifiyaa gurigayga Axad walba. (Somali)