I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


72) Present Continuous Tense - List of continuous actions

I am getting up. (English)
Anigu waan toosayaa. (Somali)
I am praying to God. (English)
Anigu Eebbe ayaan u tukanayaa. (Somali)
I am washing my face. (English)
Anigu wajiga ayaan maydhanayaa. (Somali)
I am doing exercise. (English)
Anigu jimicsi ayaan samaynayaa. (Somali)
I am taking shower. (English)
Anigu jidhkaan maydhanayaa. (Somali)
I am eating breakfast. (English)
Anigu waxaan cunayaa qureec. (Somali)
I am listening to the radio. (English)
Anigu idaacad ayaan dhegaysanayaa. (Somali)
I am going to work. (English)
Anigu shaqada ayaan tagayaa. (Somali)
I am coming home. (English)
Anigu guriga ayaan imanayaa. (Somali)
I am making dinner. (English)
Anigu waxaan karinayaa casho. (Somali)
I am watching television. (English)
Anigu waxaan daawanayaa muuq-baahiye. (Somali)
I am going to bed/sleep. (English)
Anigu waan seexanayaa. (Somali)
I am washing my clothes. (English)
Anigu dharkayga ayaan dhaqayaa. (Somali)
I am cleaning my house. (English)
Anigu waxaan nadiifinayaa gurigayga. (Somali)