I know I want to learn

I know I want to learn

“Learn Somali – Speak with the Hearts”


87) Past Continuous Tense - Interrogative form

Was I reading newspaper? (English)
Anigu ma waxaan akhrinayay wargeys? (Somali)
Were we reading newspaper? (English)
Innagu ma waxaan akhrinaynay wargeys? (Somali)
Were you (m) reading newspaper? (English)
Adigu ma waxaad akhrinaysay wargeys? (Somali)
Were you (f) reading newspaper? (English)
Adigu ma waxaad akhrinaysay wargeys? (Somali)
Was she reading newspaper? (English)
Iyadu ma waxay akhrinaysay wargeys? (Somali)
Were you (pl) reading newspaper? (English)
Idinku ma waxaad akhrinayseen wargeys? (Somali)
Was he reading newspaper? (English)
Isagu ma wuxuu akhrinayay wargeys? (Somali)
Were they reading newspaper? (English)
Iyagu ma waxay akhrinayeen wargeys? (Somali)